Qarax lagu soo xiiray Gaari Cabdi Bille ah oo ka dhax dhacay gudaha Saldhig Booliis

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay qarax miino oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado katirsan Baledweyne uu ka dhax dhacay gudaha saldhiga booliiska ku leeyihiin xaafada Howlwadaag. Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari Cabdi Bille ah oo booliiska lahaayeen gaar ahaan uu adeegsan jiray taliyaha … Continue reading Qarax lagu soo xiiray Gaari Cabdi Bille ah oo ka dhax dhacay gudaha Saldhig Booliis